Wasiir Xundubey oo amar Iiyo digniin siiyey taliyeyaasha amniga Muqdisho

Wasiirka amniga gudaha ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Xaaji ayaa maanta kulan la qaatay taliyeyaasha Booliska degmooyinka gobolka Banaadir. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa ka dhacay xaruunta Taliska Booliiska Soomaaliyeed ee Muqdisho, waxaana looga hadlay dardargalinta amniga magaalada. Wasiirka amniga ayaa saraakiisha amniga faray wax ka qabashada falalka amni darro ee soo kordhay … Continue reading Wasiir Xundubey oo amar Iiyo digniin siiyey taliyeyaasha amniga Muqdisho